Madaxweynaha Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo (Masawiro)
(December 24, 2017)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay tariikhdu tahay 24 December 2017 safar shaqo ku gaadhey magaalada Gaalkacayo ee x
War-murtiyeedka laga soo saaray shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka.[Masawiro]
(December 24, 2017)
Garoowe:-Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka kulankiisii sedexaad ayaa ku soo gebagaboobay magaalada Garoowe, waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ka koobnaa 12 qodob. Lataliyaha Wasaaradda
Madaxweynaha JFS oo Tababar u soo xirey dufcaddii ugu horreysay ee ka qalin jabiya Kulliyadda Tababarka Ciidamada Turky-Som (Masawiro)
(December 23, 2017)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xiray dufcaddii ugu horreysay ee ka qalin jabiya Kulliyadda Tababarka Ciidamada Turkiga ee Sooma
Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal u ah shaqaalaha dawladda
(December 23, 2017)
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru Dawlaha  Madaxtooyada ee  xiriirka  goleyaasha Ahna Afhayeenka Dawladda Puntland  ayna ka mid ahaayeen Agaasimeyaal kala ah  Wasaaradda shaqada sh
Khudbadii Jimcaha Masjidka Abubakar Nairobi Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(December 22, 2017)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uu uga hadlay m
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka Tacsiyeeyey Geerida Taliyihii Qaybta Gobolka Cayn.
(December 22, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka tacsiyey geerida Alle hawnaxariistee marxuun Gaashaanle Sare Maxamuud Jaamac Cali oo ahaa taliyaha qaybta Booliska gobolka
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Dastuurka DFS oo gaaray Garoowe.[Masawiro]
(December 22, 2017)
Garoowe:-Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Dawlad Goboleedka Puntland. Wafdiga ayaa waxa
Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka hor-yimid go’aankii Maxkamadda Gobolka Banaadir (Dhageyso)
(December 21, 2017)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa ka hor-yimid go’aankii Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir uu ku siidaayey C/raxmaan C/shakuur Warsame ay ku soo eedeysay Xafiiska Xee
Madaxweynaha Puntland oo gaaray Degmada Burtinle ee gobalka Nugaal (Masawiro)
(December 21, 2017)
Madaxwenaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 21 December 2017 safar shaqo ku tegey magaalada Buurtinle ee gobolka Nugaal. Weftiga
Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliy oo war ka soo saaray xariga Cabdiraxmaan Cabdishakuur
(December 21, 2017)
Muqdisho:-Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa war uu warsaxaafeed ka soo saaray khilaafka ka dhashay dil bareer ah oo loo geystay ilaalada siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo xarig

« Previous PageNext Page »