Ra’iisul wasaare oo baaq u direy beelo dagaalamay, 2017-kana Qiimeeyey.[Dhagayso]

December 26, 2017 - Written by Editor

Dubia:-Ra’iisul Wasaarihi hore ee Soomaaliya, Dr.Cumar C/rashiid ayaa baaq u direy beelo
ku dagaalamay dhulka hawdka oo sida uu sheegay uu dagaalkoodu soo noqnoqdey, isla markaasana aan wali xal laga gaarin. Sida oo kale, wax uu Dr.Cumar C/rashiid ka hadley arragtidiisa ku aadan sanadkan gaba gabada ah iyo Soomaaliya Isaga oo u waramey Jaamac Buulle Jaamac ayuu uguhoreyn sharaxayaa dagaalka uu baaqa nabadeed kasoo saarey.

Hoos ka Dhagayso Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirishiid oo Baaq u direy beelo dagaalamay, 2017-kana Qiimeeyey

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2017
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online