Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya oo si weyn loogu soo dhaweeyey Qardho.[Masawiro]
January 10, 2018 - Written by Editor
Qardho:-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar , Wafdiga uu hogaaminayo Madax weynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Madaxweynaha dowlada Puntland Dr,Gaas ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Qardho.
Wafdiga Madaxwaynaha JFS Maxamed C/aahi Farmaajo , Madaxweynaha Puntland , wasiiro ka tirsan DFS yo Puntland, Xildhibaano ka tirsan 2-da Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa qado sharaf u sameeyey Boqor Burhaan Boqor Muuse.
[ngg_images source=”galleries” container_ids=”2503″ display_type=”photocrati-nextgen_basic_thumbnails” override_thumbnail_settings=”0″ thumbnail_width=”600″ thumbnail_height=”800″ thumbnail_crop=”1″ images_per_page=”200″ number_of_columns=”0″ ajax_pagination=”0″ show_all_in_lightbox=”0″ use_imagebrowser_effect=”0″ show_slideshow_link=”0″ order_by=”sortorder” order_direction=”ASC” returns=”included” maximum_entity_count=”500″]
Wafdiga Madaxwaynaha JFS Maxamed C/aahi Farmaajo ayaa waxaa kale oo soo dhaweyntisa ka qayb qaatay Maamulka Gobolka Karkaar kan degmada , Nabadoono ,Cuqaal , Aqoonyahano, bilshada qaybaheeda kale duwan
Dhawaan filo masawirada sidda loogu soo dhaweeyey Qardho Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo
M_M_Deeq
Halgan.net

.gif)

