Madaxweynaha JFS iyo Wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Degmada Guriceel.[Masawiro]

January 19, 2018 - Written by Editor

Guriceel:-Wafdi uu horkacayo Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo  ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey gaaray Degmada Guraceel ee gobolka Galgaduud.

 Wafdiga Madaxweynaha JFS ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyey mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka, kan Degmada Guriceel waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Amaanka Degmada Guriceel ayaa si weyn loo adkeeyey waxaana wafdiga madaxweynaha JFS socdaalkiisa ku weheliyey  Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaafd iyo Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Axmed Shaakir, Xildhibaanno iyo mas’uuliyiin kale.

Madaxweynaha JFS ayaa Waxaa la filayaa in halkaasi uu kula kulmo kula qaato qaar ka mid ah madaxda Galmudug iyo qeybaha bulshada.

Madaxweynaha DFS ayaa socdaal dhulka ah ku soo maray deegaanada Puntland waxaana uu hada socdaal ku marayaa deegaanada Galmudug.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online