Madaxweynaha Puntland oo lagu dhoweeyay Magaalada Dhuusamareeb.[Masawiro]

January 17, 2018 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb waxaan si wadajir ah ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxa xukuumada Galmudug Sh. Shaakir Cali Xassan.

Wafdiga Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa saakaa ka dhoofay magaalada Garoowe waxaan ay ka qayb gali doonaa heshiis si rasmi ah ay ula saxiixan doonaan Maamulka Gal-Mudug iyo culimada suufiyada ee gacanka deegano dhowr ah oo katriusan Gobolka Gal-gaduud gaar ahaan mgaalada Dhuusamareeb oo ah caasimada maamulka Gal-Mudug,

Madaxweynaha dowlada Puntland Dr.Gaas ayaa markii uu garay magaalada Dhuusamareeb waxaa uu mahad u celiyey Maamulka Gal-Mudug iyo Madaxa xukuumada Galmudug Sh. Shaakir iyo Waxgadardka kale duean ee soo dhaweeyey waxaan uu sheegay in magaalada Dhuusamareeb ay tahay magaaladii uu ku dhashay uuna ku faraxsan yahay in uu yimado.

Dhinac kale magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta maamulka Galmudug ayaa waxaa la filaayaa in ay soo gaaraan madaxda maamul Gobolleedyada dalka ka jira waxaan hadda ku sugan madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan golayaasha dowladda Federalka Soomaaliya,

A/cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online