Masawiro Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Koonfurta Gaalkacyo
January 14, 2018 - Written by Editor
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si weyn lagu soo dhaweeyay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug.waxaana soo dhaweeyey Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf , Wasiiro, iyo Xildhibaano.
Soo dhaweynta Madaxweynaha ayaa waxaa ka qeyb galay sidoo kale dadweyne aad u faro badan kuwaas oo watay calanka Soomaaliyeed iyo kan Galmudug.
[ngg_images source=”galleries” container_ids=”2514″ display_type=”photocrati-nextgen_basic_thumbnails” override_thumbnail_settings=”0″ thumbnail_width=”600″ thumbnail_height=”800″ thumbnail_crop=”1″ images_per_page=”200″ number_of_columns=”0″ ajax_pagination=”0″ show_all_in_lightbox=”0″ use_imagebrowser_effect=”0″ show_slideshow_link=”0″ order_by=”sortorder” order_direction=”ASC” returns=”included” maximum_entity_count=”500″]
A/Cawale
Halgan.net

.gif)

