Nadwo diini ah oo ka bilaaban doonto Masjid Jaamica shide Yare ee magaalada Berbera

January 15, 2018 - Written by Editor

Berbera:-Nadwo Cilmiyeedkii sannadlaha ahaa ay 20/1/2018 Habeenka sabtidu soo galayso ka bilaabmi doonto Masjid Jaamica shide yare (Berbera).Waxana ka qaybgali doona culimo iyo Dakaatiro ka mid ah culimadeen waawayn ee dalka oo safaro dheer ka kala yimid waxaan ka mid ah culimadaas :-

  1. Sh maxamed cali gadhle (Hargaysa )
  2. Sh cusmaan cali xuseen (Hargaysa )
  3. Sh dr xasan sh cali warsame (Burco )
  4. Sh xasan khayre dirir (Boorame )
  5. Sh faysal cali faarax (Burco )
  6. Sh jimcaale maxamed xaashi (Berbera )
  7. Sh mustafe aadam maxamed (Burco)
  8. Sh axmed maxamed sulaymaan(laascaanood )Nadwadaan diiniga ah ayaa waxaa ay socon doontaa muddo usbuuc ah . Habeen kastana waxaa la socda Su’aaloaha ay dadweynuhu soo wiidiiyaan culimada.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online