Wasiirkii Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowlada Puntland oo geeriyooday

January 26, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu tacsi u diray dhammaan Shacabka Puntland, Qoyska & Eheladii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Wasiir C/nuur Cilmi (Biindhe) oo ahaa Wasiirkii Beeraha ee dowladda Puntland in muod ahna ku xanuunsanaa Isbitaal ku yaal magaalada Muqdisho.

Hoos ka Eeg warsaxaafadeedka ay dowlada Puntland ugu tacsiyeysay qoyska, Ehelada Wasiirkii Beeraha ee dowladda Puntland.

 

 

M_M_Deeq
Halgan.net

 

 

 

 

Leave a comment

*

Archives
January 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online