Ciidanka Amniga Puntland (PSF) oo soo gabgabeeyey dhiireyn ay ka wadeen magaalada Bosaaso.[ Video]

February 20, 2018 - Written by Editor

Boosaaso:-Ciidanka Amniga Puntland (PSF) ayaa waxay soo gebagebeeyeen wejigii labaad ee mashruuc dhirayn ah oo ay muddooyinkan dambe ka wadeen jidka 30-ka ee magaalad Boosaso ee xarunta Gobolka Bari. Ciidanka PSF waxay horay uga fuliyeen qaybo ka mid ah waddooyinka magaalooyinka Boosaaso , Qardho, Garoowe, Gaalkacyo mashaariic dhirayn ah oo bilicda iyo quruxda magaalooyinka qayb muhiim u ah.

Maamulka Gobolka Bari , Nugaal iyo Mudug ayaa waxaa ay mahad balaadhan u soo jeediyeen masuuliyinta ugu saraysa Ciidanka PSF guud ahaan gaar ahaan Agaasimaha Ciidanka PSF Generall Asad Cabdullaahi oo howlo badan oo muhiim ah qabtay ilaa iyo intii uu xilka hayey.

Hoos ka Daawo Ciidamada PSF ayaa soo gabgabeyey dhiireyn ay ka wadeen magaalada Bosaaso

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online