Daawo Dhamaan Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwo lagu qabtay Berbara.(Vedio +Masawiro)

February 5, 2018 - Written by Editor

Berbara:- Waxaa idiin soo gudbineynaa Nadwo cilmiyeed lagu qabtay magaalada Berbara Nadwadaas oo ahayd tii 3aad taas oo la qabto sanad walba waxaana lagu qabatay Masaajidka Shide Yare Berbera .waxaana nadwada soo qaban qaabiyey Musasada Al-Karam ee Horumarinta Dacwada.
Nadwada ayaa socotay mudo isbuuc ah waxaan ka mid ah culumada ka qeyb galshay.
1-Sh Axmed Maxamed Suleymaan.
2-Sh Maxamed Cali Gadhle
3-Sh Xasan Khayr
4-Sh Mustafe Aden Maxamed
5-Sh Jimcaale Maxamed Xaashi
6-Sh Dr Xasan Sh Cali Warsame
7-Sh Feysal Cali Faarax
8-Sh Cismaan Cali Xusen.

Hoos Ka Daawo Dhamaan Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwo Cilmiyeedkii lagu qabtay magaalada Berbara

1-5 Ummadda islaamku waxay kaga duwan tahay ummadaha kale Sh Cismaan Cali Xuseen.

2-3 Xaqa islaamku siiyay qofka muslimka ah Sh Muxammad Cali Jaamac.

3-4 Inay midoobaan dadka Muslimka ahi Sh Axmed Muxammad Sulaymaan.
.

4-2 Walaaltinimada islaamka iyo Sifada Daaciga Sh Mustafe Iyo Sh Cabdiqani.
.

5-1 Qalbiga wax yaabaha lagu nooleeyo Sh Jimcaale Maxamed Xaashi

Musasada Al-karam
Berbara
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online