Daawo Dhamaan Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwo lagu qabtay Burco

February 1, 2018 - Written by Editor

Burco:-Waxaan caawa idiin soo gudbiineynaa dhamaan Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwo cilmiyeed qiimo badan oo lagu qabtay magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer.

Nadwadan ayaa waxaa soo qabanqaabisay Musasada Al-Karam waxaana nadwada ka soo qeyb galay culumada kala ah.

1-Sheekh Dr Xasan Sh Cali Warsame
2-Sheekh Dr Feysal Maxamed Cali
3-Sheekh Maxamed Cali Biixi
4-Sheekh Mustafe Aden Maxamed
5-Sheekh Feysal Cali Faarax .
Nadwada ayaa waxaa laga jeediyey muxaadarooyin kala duwan waxaana culumada ay ka jawaabeen Su,aalo ay weydiiyeen dadweynaha Culumada.

Hoos ka Daawo Dhamaan Muxaadaraadkii ay culumada ka jeediyeen Nadwadii lagu soo gabagabeeyey magaalada Burco.

1- Sheekh Dr Xasan Sh Cali Warsame. Tilmaamaha Ganacsadaha Muslinka ah .

2-Sheekh Dr Feysal Maxamed Cali .Ka ilaalinta Caqliga iyo Maanka Fikradaha Khaldan

3-Sheekh Maxamed Cali Biixi.Dhibaatooyinka heysta Umada Islaamka .

4-Sheekh Mustafe Aden Maxamed.Tiirarka Qoyska Muslimka ah Isku Haya .

5-Sheekh Feysal Cali Faarax .Dhalinyarada maanta iyo waxa laga Sugayo .

Musasat Al-Karam
Burco
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,886 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>