Diyaarado Duqeyn ka fuliyey degmada Jamaame ee gobbolka Jubada Hoose.[Dhagayso]

February 20, 2018 - Written by Editor

Jamaame:-Wararka ka imaanaya degmada Jamaame ee gobbolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in diyaarado dagaal iyo ciidamo ajanabi ah oo aanan wali la aqoonsanin ay waaberigii Talaadada weerar ku burbiriyeen saldhig ay maleeshiyaad ka kooxda al-Shabaab halkaasi ku lahaayeen.

Duqeyntan ayaa ku soo beegmeysa xilli magaalada Kismayo uu maalintii labaad ka socdo shir looga hadlayo amaanka gobollada Jubooyinka. Khadar Maxamud Xareed ayaa warbixintan ka soo diray Nayroobi.

VOA

Leave a comment

*

Archives
February 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online