Faahfaahin Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn oo is-casilay

February 15, 2018 - Written by Editor

Sida lagu baahiyay Wakaaladda Wararka Dowladda Itoobiya ee marka la soo gaabiyo la yiraahdo FANA, ayaa lagu qorey In Ra’iisal Wasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn uu is-casilay .

Ilaa Iminka Lama shaacin sababta is-casilaadda balse warar la helay ayaa sheegaya in arintaan ay salka ku heysa Banaan-baxyada ka socda dalka Itoobiya iyo Khilaaf ka dhex aloosan madaxada Xisbiga talada dalka Haya.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online