Shirkii Nabadaynta Beelaha Cumar Maxamuud iyo Baharsame oo la soo gabagabeeyey.[ Video]

February 21, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Shirkii Nabadaynta Beelaha Cumar Maxamuud iyo Baharsame ayaa lasoo gabagabeeyey is afgaradma laga gaaray Colaadii ka dhexaysay labada beelood.

Qodobadii lagasoo saaray waxaa ka mid ah:-

1.In Colaadii la joojiyo.

2.In Qolo kasta joogto deegaankeeda Laysku soo gudbin Inta magta la kala qaadanayo.

3.In Qolo kasta saddex sano ku bixiso magta.

4.In Dowlada Itoobiya la shaqeyso Gudiyada Nabadeenta Iyo qodobo kale.

Hoos ka Daawo Shirkii Nabadaynta Beelaha Cumar Maxamuud iyo Baharsame oo la soo gabagabeeyey.

Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,073 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>