The Best in the Sight of Allah | Sh. Dr. Ali Mohammed Salah (Daawo)

February 15, 2018 - Written by Editor
Norway:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro ku baxaysa Luqada Englishka waxaana soo jeediyey Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax Xafidahulaah Sheekha ayaa waxaa uu muxaadarada ka jeeediyey International Conference: waxaana Cinwaankeeda uu ahaa  -Halbeega wanaaga qofka waa diinka iyo inta uu Allah ka baqo:
Waxaana uu Sheekhu aad ugu dheeraaday sida Islaamka u diiday .
-Cunsuriyada
-Qabyaalada
-Qoowmiyada
-Dhibaatada is faquuqa iyo qabyaalada. – tusaale loo soo qaatey : Soomaaliya

Hoos ka Daawo The Best in the Sight of Allah | Sh. Dr. Ali Mohammed Salah

Halgan.net
Norway
Oslo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,793 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>