Kulanka Golaha Wasiirada Maamulka Jubbaland oo looga hadlay arimo Muhiima (Masawiro)
(March 16, 2018)
Kismaayo:-Kulanka maanta waxaa lagaga hadlay biyo la’aan ka jirta Degmada Afmadow iyo deegano kale oo katirsan Jubbaland waxaana golahu uu warbixin ka dhagaystay xubno katirsan Xukuumada oo maalmahi