Taliye ku Xigeenka Ciidanka Daraawiishta Puntland S/Guuto. Deyr Xaaji Oo Is Casilay.
(March 19, 2018)
Garoowe:-Taliye ku xigeenka ciidanka Daraawiishta Puntland S/Guuto. Deyr Xaaji Cabdi ayaa warqad is-casilaad ah u gudbiyay madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxammed Cali (Gaas). S/Guuto Deyr Xaaj
Xiisadda Siyaasadeed ee Soomaaliya oo Wali Taagan (Dhageyso)
(March 19, 2018)
Xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo waday oo moshin ka dhan ah guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa mar kale ku celiyey baaq ay soo jeediyeen oo ahaa inuu is casilo guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed