Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee Baarlamanka DFS oo ka jawaabay Qoraalkii Muudeey
(March 25, 2018)
Muqdisho:-Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Baarlamaanka JFS Mahad C/lla Cawad ayaa warmurtiyeed ka  soo saaray caawa qoraalkii  maanta kasoo baxay xafiiska guddoomiye ku xigeenka 1-aad
Wadada aada Xarumaha Wasaradaha Puntlanad oo Dayactir lagu bilaabay (Masawiro)
(March 25, 2018)
Garoowe:-Wadada aada Xarumaha Wasaradaha Puntlanad ayaa waxaa lagu bilaabay maanta  Dayactir Islamarkaana lagusaarayo Jidlaami ah. Xarumo kale oo Bulshada howlo muhiim ah u haya ayaa dagan hal
Aqalka sare oo markale go`aan ka soo saaray Mooshinka ka dhanka ah G.Jawaari (Akhriso)
(March 25, 2018)
Muqdisho:-Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS ayaa baaq iyo talooyin ka soo saaray mar kale khilaafka xubnaha  Golaha Shacabka kaas oo ka dhashay  mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Golah
Mooshinka ka dhanka ah Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS oo la shaaciyey (Akhriso)
(March 25, 2018)
Muqdisho:-Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha baarlamaanka DFS C/wali Sheekh Ibraahim Muudey ayaa sheegay in Kalfadhiga 3-aad Kulankiisa 3-aad uu qabsoomi doono maalinta Sabtida ah ee ay taariikhdu