Hay’ada Haro Oo Ceel Biyood Ka hirgalisay Tuulada Tuur oo ka tirsan Degmada Eyl (Masawiro)
(March 26, 2018)
Garoowe:-Hay’ada haro Xafiiskeeda Puntland ayaa kahirgaliyay Ceel gacmeed Tuulada tuur oo kamid ah tuulooyinka hoosyimaada Degmada Eyl Ceelkaan ayaa imaanaya Xili Bulshada kunool Deegaankaas ay baah
Md. Cawad: Mowshinku Wuxuu Xiriir La Leeyahay Go’aankii DP World (Dhageyso)
(March 26, 2018)
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya, Mahad Cabdalla Cawad, ayaa sheegay in mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari inuu xiriir la leeyahay sharcig
Madaxweynaha Puntland ayaa maanta kulan laqaatay Hay’adaha Ka Hawlgala Puntland.(Masawiro)
(March 26, 2018)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Ayaa Maanta 26 March 2018 waxa uu shir gudoomiye kulan ay soo qaban qaabisey Wasaaradda Qorsheynta Puntaland oo ka dhacay xarunta Wasaara