Soomaaliya oo Q.M. Kaga Ashtakootay Imaaradka Carabta (Dhageyso)
(March 27, 2018)
Dowladda Soomaaliya, ayaa golaha ammaanka ee Q.M. u gudbiyay ashtako ka dhan ah Imaaraadka Carabta. Waxay dowladda ku eedeysay dowladda Imaaraadka oo saldhig ciidan ka sameyneysa magaalada Berbera mid
Hay’ada Haro Oo Ceel Biyood Ka hirgalisay Tuulada Tuur oo ka tirsan Degmada Eyl (Masawiro)
(March 26, 2018)
Garoowe:-Hay’ada haro Xafiiskeeda Puntland ayaa kahirgaliyay Ceel gacmeed Tuulada tuur oo kamid ah tuulooyinka hoosyimaada Degmada Eyl Ceelkaan ayaa imaanaya Xili Bulshada kunool Deegaankaas ay baah
Md. Cawad: Mowshinku Wuxuu Xiriir La Leeyahay Go’aankii DP World (Dhageyso)
(March 26, 2018)
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya, Mahad Cabdalla Cawad, ayaa sheegay in mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari inuu xiriir la leeyahay sharcig
Madaxweynaha Puntland ayaa maanta kulan laqaatay Hay’adaha Ka Hawlgala Puntland.(Masawiro)
(March 26, 2018)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Ayaa Maanta 26 March 2018 waxa uu shir gudoomiye kulan ay soo qaban qaabisey Wasaaradda Qorsheynta Puntaland oo ka dhacay xarunta Wasaara
Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee Baarlamanka DFS oo ka jawaabay Qoraalkii Muudeey
(March 25, 2018)
Muqdisho:-Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Baarlamaanka JFS Mahad C/lla Cawad ayaa warmurtiyeed ka  soo saaray caawa qoraalkii  maanta kasoo baxay xafiiska guddoomiye ku xigeenka 1-aad
Wadada aada Xarumaha Wasaradaha Puntlanad oo Dayactir lagu bilaabay (Masawiro)
(March 25, 2018)
Garoowe:-Wadada aada Xarumaha Wasaradaha Puntlanad ayaa waxaa lagu bilaabay maanta  Dayactir Islamarkaana lagusaarayo Jidlaami ah. Xarumo kale oo Bulshada howlo muhiim ah u haya ayaa dagan hal
Aqalka sare oo markale go`aan ka soo saaray Mooshinka ka dhanka ah G.Jawaari (Akhriso)
(March 25, 2018)
Muqdisho:-Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS ayaa baaq iyo talooyin ka soo saaray mar kale khilaafka xubnaha  Golaha Shacabka kaas oo ka dhashay  mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Golah
Mooshinka ka dhanka ah Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS oo la shaaciyey (Akhriso)
(March 25, 2018)
Muqdisho:-Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha baarlamaanka DFS C/wali Sheekh Ibraahim Muudey ayaa sheegay in Kalfadhiga 3-aad Kulankiisa 3-aad uu qabsoomi doono maalinta Sabtida ah ee ay taariikhdu
Booliiska Faransiiska oo toogtay nin dad ku dhex dilay supermarket
(March 23, 2018)
Booliis hubeysan ayaa dilay nin looga shakisan yahay inuu saddex qof ku toogtay koofurta Faransiiska. Ninka hubeysan ayaa afduubtay gaari, kaddibna ula dhaqaaqay supermarket ku yaalla magaalada Trèb
Madaxweynaha Puntland oo Ka Qayb Galay Aas oo Loo Sameeyey Garyaqaanka Guud ee Puntland.
(March 23, 2018)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 23 March 2018 ka qayb galay aas qaran oo loogu sameeyey magaalada Garoowe ee caasimada Dawladda Puntland garyaqaanka guud ee

« Previous PageNext Page »