Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka JFS oo beeniyey warar lagu faafiyey Warbaahinta

April 1, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu beeniyey warar lagu faafiyey baraha bulshada oo ah in uu saacadaha soo socda uu is casili doona ka dib khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre, khilaafkaas oo sababay kala qayb sanaan Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Hoos ka Akhriso warsaxaafeed ka soo baxday Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Federaalka

 

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2018
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online