Gudoomiyaha JFS oo ka horyimid shaqo joojinta lagu sameeyey Xoghayaha guud ee golaha Baarlamaanka

April 2, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray waxaa uu kaga horyimid shaqo joojin lagu sameeyey Xoghayaha Guud ee Golaha Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya C/kariin Xaaji Cabdi Buux, waxaan shaqo joojinta ku sameeyey Guddoomiye kuxigeenka 1aad Golaha Shacabka Cabdiwali Muudeey.

Hoos ka Akhriso warsaxaafeed ka soo baxday Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

 

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

259,214 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>