Nadwo cilmiyeedkii 16aad oo xalay ka bilaabatay Masjidka Rowda ee Boosaaso.[Video]

April 10, 2018 - Written by Editor

Boosaaso:-Waxaa xalay si rasmi ah uga bilowday masjidka Rowda ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari Nadwo Cilmiyeedkii 16 aad waxaan Nadwadaan soo qaban qaabiyey Mu’sasada Al-Minhaaj ee harumarinta Dacwada gaar ahaan faraceeda gobalka Bari.

Nadwo cilmiyeedka 16aad ayaa waxaa ka soo qeyb galidoona culimada kala ah:-

1-Sheekh Daahir Aw Cabdi

2-Sheekh Ahmed Daahir Aw Xasan

3-Sheekh Maxamuud Xaji Yuusuf

4-Sheekh Cabdi Naasir Xaji Ahmed

5-Sheekh Maxamed Macalin

6-Sheekh Maxamed Cismaan Calasow

7-Sheekh Dr Xasan Sheekh Cali Warsame.

Nadwada habeen walba darsiga ka baxa waxaa hadii alle idmo si Live ah uga daawan doontaa Inshalaah Halgan.net haddii aysan imaan wax cilad ah oo dhinac is gaarsiinta.

Hoos ka Daawo furitaanka Nadwadii 16aad ee sanad laha ahayd oo lagu qabtay masjid rowda


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2018
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online