Madaxweynaha ku xigeenka Puntland oo raali gelin ka bixiyey gaf uu u geystay Hay’adda culimada Soomaaliyeed.[Dhagayso]
(April 26, 2018)
Garoowe:-Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ahna ku-simaha madaxweynaha Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar oo shalay ka hadlayey shirkii amniga Soomaaliya ayaa raali-gelin ka bixiyey hadal xadgudub ah oo
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo joojisay heshiiskii Shirkadda SKA
(April 26, 2018)
Muqdisho:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay War-saxaafadeed ka soo saartay heshiis la sheegay in lala galay Shirkadda SKA waxaan warsaxaafeedka lagu xusay in heshiiskaas la laalay. Hoos
Sh Xassan Daahir Aweys oo dilka Ismail Xaji Cadow ku eedeeyey kooxdii uu ka tirsana Al-Shabaab.[Daawo]
(April 25, 2018)
Muqdisho:-Sh. Xassan Daahir Aweyns oo ka tirsanaa kooxda Al-shabaab ayaa soo diray fariin calaacal iyo qeylo dhaan ah oo ku aadan dilalka Sh Ismail Cadow waxaana uu dilka ku eedeeyey in ay ka danbeeya
War-murtiyeed laga soo saaray shirkii Amniga Soomaaliya ee ka socday magaalada Garoowe
(April 25, 2018)
Garoowe:-Shirkii Amniga dalka Soomaaliya oo maalmihii u danbeeyey ka socday Magaaladda Garoowe ayna ka soo qayb galeen Madaxda wasaaradaha amniga ee maamul gobolleedyada iyo Wasaaradda Amniga Gudaha S
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo furay Shirka Wasiirada Amniga
(April 25, 2018)
Garoowe:-Madaxweyne kuxigeenka ahna Kusimaha Madaxweynaha Puntland Eng CabdiXakiim Xaaji Cumar Camey ayaa furaya maanta shir gaar ah oo looga hadlayo Ammaanka Soomaaliya oo dhan, kaas oo ka dhacaya ma
Ra’iisul Wasaaraha JFS oo daah-furay Barnaamij lagu Tirakoobayo Shaqaalaha Rayidka ah.[Masawiro]
(April 22, 2018)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre, ayaa daah-furay Barnaamijka Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka ah ee dawladda, kaas oo looga dan leeyahay in la he
Goorta ay dhaceyso Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la shaaciyay
(April 22, 2018)
Muqdisho:-Guddiga Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Golaha Shacabka ee shalay la doortay ayaa waxay kulan ku yeesheen xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho waxaana kulankooda ay ka soo saaree
Ra’iisal Wasaarihii hore ee JFS, Cumar Cabdirashiid ”Xukuumadaydii qayb kama ahayn heshiiyaddii Berbera iyo Boosaaso.”[Dhagayso]
(April 22, 2018)
London:-Ra'iisal Wasaarihii hore ee Somalia, Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa waxaa uu marti ku ahaa maanta Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa laga waraystay heshiisyada dowladda Im
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Safar Shaqo Ugu Ambabaxay Dalka Isku Taga Imaaraatka Carabta.[Video/Masawiro]
(April 21, 2018)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa maanta 21 April 2018 Safar shaqo ugu ambabaxay Magaalada Abu-Dhabi ee caasimada Dalka I
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddiga Hagaajinta Bilicda Iyo Soo Celinta Hantida Boosaaso
(April 21, 2018)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 21 April 2018 waxaa uu wareegto klu magacaabay Guddiga Hagaajinta Bilicda Iyo Soo Celinta Hanti

« Previous PageNext Page »