Taliyaha Ciidanka Milatariga JFS waa qabanay Ciidamadii gudaha u galay xarunta Golaha Shacabka.[Video]

April 5, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Taliyaha Ciidamada Milatariga dowladda Federaalka Soomaaliya Sareeya Gaas C/wali Jamac Gorod oo la hadlay saxaafadda xalay ayaa waxaa uu sheegay in lagu guulaystay in gacanta lagu dhigay ciidamadii maanta la galay hubka xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta ay lagu balansanaan in uu ka dhaco shir ay yeelan lahaayeen Xildhibaan Fedralak Soomaaliya oo u kala jaban 2 garab kalana taageersan Gudoonka Baarlamaanka iyo Xukuumada.

Taliyaha Ciidamada Milatariga dowladda Federaalka Soomaaliya Sareeya Gaas C/wali Jamac Gorod ayaa sidoo kale sheegay in ciidamadan maanta hubka la galay xarunta baarlamanka ay ku xadgudbeen sharciga u yaal dalka ayna talaanbo ka qaadi doonaan cid walba oo falkaas ku lug lahayd.

Hoos ka Daawo Taliyaha Ciidamada Milatariga dowladda Federaalka Soomaaliya Sareeya Gaas C/wali Jamac Gorod


A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2018
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online