Wakhtiyada Salaadda ee Denmark Ma Waxbaa Ka khaldan Sh C/raxmaan Abyad (Daawo)

April 5, 2018 - Written by Editor

Denmark:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro qiima badan oo ku saabsan wakhtiyada Salaad iyo Ilaalinteeda waxaana ay ka kooban tahay 2 qeybood ,waxaa Jeedinaya Sheekh C/raxmaan Abyad Xafidahulaah

Sheekh C/raxmaan Abyad ayaa waxaa uu labada Muxaadaro ka jeediyey Masjidka Al-Tawxiid ee magaalada Copenhagen ee xarunta dalka Denmark.

Hoos ka Daawo Wakhtiyada salaadda ee Denmark ma waxbaa ka khaldan Sh C/raxmaan Abyad Qeybtii 1aad

Hoos ka Daawo Wakhtiyada salaadda ee Denmark ma waxbaa ka khaldan Sh C/raxmaan Abyad Qeybtii 2aad

Halgan.net
MOHAMED SHARAF MEDIA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

259,214 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>