Ra’iisul wasaaraha JFS oo la kulmay Guddida ammaanka iyo siyaasadda ee Midawga Yurub (EU PSC).[Masawiro]
(May 3, 2018)
Ra’iisul wasaaraha JFS Xassan Cali Kheyre ayaa waxaa la kulmay Guddida ammaanka iyo siyaasadda ee Midawga Yurub (EU PSC).waxaana u u gudbiyey farriin ah in xaalada dalka Soomaaliya uu soo fiicnaanay
Madaxweynaha dowladda Puntland oo shaqadii ka cayriyey masuuliyin ka tirsan Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda.
(May 3, 2018)
Boosaaso:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu shaqadii ka cayriyey Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Kalluumaysiga iyo khayraadka badda , Agaasimaha Guud ee Wasaaradda
Wasiir Iidaan “Warbaahinta Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa 3-da May maalinta xorriyadda hadalka
(May 3, 2018)
Muqdisho:-maanta oo kale 3-da May waa maalin ku weyn dhammaan bahda warfaafinta adduunka iyo midda Soomaaliyeed, macdamaa loo asteeyey in ay tahay maalinta xorriyadda hadalka, ugu horreyn waxaan hamba