
(May 15, 2018)
Tuka Raq:-Wararka ugu danbeeyey ee naga soo gaaraya gobalka Sool ayaa sheegaya in Dagaal uu maanta ku dhex qarxay Ciidamada Maamulka S/land iyo Puntland oo ku suganaa deegaanka Tuka-raq ee

(May 15, 2018)
Garoowe:- Puntland ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray dagaalka ka socda degaanka Tukaraq ee gobolka Sool.waxaana dagaalka ay ku eedeeyeen in soo qaadeen Ciidanka Maamulka S/land . Hoos ka Akh Madaxweyne Farmaajo “Waa in dagaalka Tuka-raq si degdeg lagu joojiyaa”
(May 15, 2018)
Dooxa:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka walaacsanyahay dagaalka saaka kasoo cusboonday deegaanka Tuka-raq ee Gobolka Sool, kaasoo sababay

(May 15, 2018)
Doha-: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 15-ka May. Madaxweynaha ayaa ku dhiirigeliyey Shacabka
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|