Jamaacada Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah oo Baaq ka soo saartay colaada Tuka Raq
(May 25, 2018)
Muqdisho:-Jamaacada Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah ayaa baaq nabadeed waxay u dirtay madaxada iyo shacabka Maamulada Puntland iyo Somaliland  waxayna ugu baaqday in colaada deegaanada TukaRaq
Ra’iisul Wasaaraha JFS iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo gaaray magaalada Addis Ababa
(May 25, 2018)
Addis Ababa:-Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa gaaray magaalada Addiss Ababa ee dalka Ethiopia. Wafdiga Ra’iis
Madaxweynaha JFS oo markale ku baaqay in la joojiyo Colaada Tukaraq
(May 25, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa mar kale ku celiyay in si shuruud la'aan ah loo joojiyo dagaalka ka socda deegaanka Tuka-raq ee Gobolka Sool,