Galmudug: Khilaaf ka Dhashay Heshiiskii March (Dhageyso)

May 26, 2018 - Written by Editor

Cadaado:-Waxaa mar kale soo xoogeystay khilaaf ka dhex oogan madaxda Galmudug oo ku kala aragti duwan hirgelinta heshiiskii bishii March ay gaareen Galmudug iyo Ahlusunna. Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug iyo Madaxweyne ku xigeenka maamulkaas oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay Cadaado ayaa heshiiskaasi ku tilmaamay mid la dhoodhaabay. Wariyaha VOA gobolka uga soo warama Cabdiwaxid Macalin Isaaq ayaa warbixin ka soo diray. Dhinaca kale, dowladda Somalia ayaa ka hadashay khilaafka galmudug iyo colaadda ka oogan Tuka Raq ee u dhaxeysa Somaliland iyo Puntland.

Maxamed Colaad Xassan ayaa arrimahan iyo kuwo kaleba ka wareystay Wasiirka Arrimaha Guddaha ee Dowladda Federalka Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye.

VOA Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2018
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online