Gudiga Difaaca Puntland oo War Ka Soo Saaray Colaada gobalka Sool (Daawo)
May 23, 2018 - Written by Editor
Garoowe:-Guddiga Difaaca ee dawladda Puntland ee loo xilsaaray arrimaha gobalka Sool ayaa maanta shir jaraa’id waxay ku qabteen magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland waxayna baaq u direen shacabka degan gobalka Sool iyaga oo eeden mar labaad u jeedshay Maamulka S/land
Shirka Jaraa,id ayaa waxaa ka wada qeyb galay Wasiirka Arrimaha gudaha, Dawladdaha Hoose & Horumarinta Reer miyiga ee Puntland Cabdullaahi Xirsi Timacade, Wasiirka Amnga ,Wasiirka Warfaafinta .
Xaalada Colaada ee gobalka Sool ayaa waxaa moodaa in uu cirka isku sii shareeray kaas oo u dhexeeya Puntland iyo Sland mana jiraan cid waanwaan ka dhexwada laba Maamul.
Colaada ka soo higle gobalka Sool hadii aysan ka hortagin culumada iyo waxgaradka laba Maamul ee S/land iyo Puntland waxaa dhici doona Khasaaro aad u tiro badan.
[ngg_images source=”galleries” container_ids=”2681″ display_type=”photocrati-nextgen_basic_thumbnails” override_thumbnail_settings=”0″ thumbnail_width=”600″ thumbnail_height=”800″ thumbnail_crop=”1″ images_per_page=”200″ number_of_columns=”0″ ajax_pagination=”0″ show_all_in_lightbox=”0″ use_imagebrowser_effect=”0″ show_slideshow_link=”0″ order_by=”sortorder” order_direction=”ASC” returns=”included” maximum_entity_count=”500″]
M_M Deeq
Halgan.net

.gif)

