Halgan.net oo idiin soo gudbineysa Barnaamij weedha Culumada ee Bisha Ramadaan (Daawo)

May 23, 2018 - Written by Editor

Burco:-Waxaan idiin soo gudbineysaa silsilad Duruus ah oo ku saabsan Bisha Barakeysan ee Ramadaan waxaana jeedin doona duruustaa Culumada Soomaaliyeed waxaan barnaamijka loogu magac daray Weedha Culumada waxaana isku dubariday oo si wacan u diyaariyey Musasada Al-Karam ee Harumarinta Dacwada

Hoos ka Daawo Xalqadii 1aad Soo dhaweynta Bisha Ramadaan Sh Maxamuud Dirir iyo Sheekh Dr Xasan Cali Warsame

Hoos ka Daawo Xalqaddii 2aad Aadaabta Soonka iyo Gafafka ay ku dhacaan dadka soomani Sheekh Maxamed Cali Gadhle

Hoos ka Daawo Xalqaddii 3aad Maxaa Soonka Buriya Sheekh Maxamed Cali Gadhle

Hoos ka Daawo Xalqaddii 4aad Fadliga iyo Faa idooyinka Bisha Ramadaan Sh Dr Feysal Maxamed Cali

Hoos ka Daawo Xalqaddii 5aad Yaa loo baneeyey in ay soonka iska Daayaan Sheekh Maxamed Cali Jaamac

Xalaqadii 6aad Ramadaan iyo Qu,aanka Sh Maxamed Sh Cumar Dirir

Xaladii 7aad Dhaqanka laga rabo dadka Xambaarsan Qu,aanka Bisha Ramadaan Sh Axmed Sayid Maxamed


La soco qeybaha kale oo aan dhawaan soo galin doono inshalaaah

Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

272,503 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>