Maamulka Halgan.net oo Umadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyaynaya Bilashada Bisha Ramadaan.

May 16, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Maamulka iyo howlwadeenada Shabakadda Halgan.net ayaa waxay umadda Soomaaliyeed iyo dhamaan Muslimiinta ugu hambalyeyneysaa bilashada Bisha barakeysan ee Ramadaan 1439 Hijriya.
Maamul Halgan.net waxay alle uga baryeysaa Umada Soomaaliyeed in uu siiyo nabad iyo barwaaqo si nabad ahna ay ku cibaadeystaan bisha Ramadaan.

Bisha Ramadaan waa bil kheyr iyo nimco badan ilaahay ha naga dhigo kuwa ka faa,ideysta bishan Aaamiin.

Halgan.net
Garoowe

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

272,524 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>