Madaxweynaha Jubaland oo ku booqday Xabsiga Cabdikariim Muuse Qalbidhagax (Masawiro)

May 6, 2018 - Written by Editor

Addis abbab :-Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta ku booqday xabi ku yaal dalka Itoobiya Cabdikariim Muuse Qalbidhagax oo ka tirsanaa Jabhadda ONLF. Cabdikariim Muuse Qalbidhagax ayaa dowlada federaalka Soomaaliya waxay u dhiibtay dowlada Itoobiya bishii Augusto ee sanadkii 2017 waxaana uu haatan ku xiran yahay xabsi ku yaal magaalada Addis abbab ee xarunta dalka Itoobiya.

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa haatan wuxuu booqasho magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya waxaana uu kulamo kala duwan la leeyahay mas`uuliyiinta dowlada Itoobiya .Madaxweynaha Jubaland ayaa xariga Qalbi Dhagax waxaa uu kala hadlay masuuliinta dalka Itoobiya waxaana socda dadaalo lagu sii deynayo Cabdikariim Muuse Qalbidhagax .

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

272,503 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>