Mu’asasada Minhaaj oo idiin soo gudbineysa Barnaamij ee Bisha Ramadaan (Daawo)

May 26, 2018 - Written by Editor

Boosaaso:-Waxaan idiin soo gudbineysaa silsilad Duruus ah oo ku saabsan Bisha Barakeysan ee Ramadaan waxaana jeedin doona duruustaa Culumada Soomaaliyeed waxaan barnaamijka loogu magac daray duruusta ramadaanka waxaana isku dubariday oo si wacan u diyaariyey Musasada Al-Minhaaj ee Harumarinta Dacwada.

Xalaqadii 1aad Ciffada & dhowrsoonaanta Sh Dr Axmed Xasan

Xalaqadii 2aad Waxyaabaha Buriya Soonka Sh Maxamed Macalin.

Xalaqadii 3aad Quraanka iyo Ramadaanka Sh Dr Cabdi rashiid Abu Saalix

Xalaqadii 4aad Walaaleynta Muslimiinta Bisha Ramadaan Sh Axmed Cabdi Samed

Xalaqadii 5aadIlaalinta Xubnaha Sheekh Cabdiraxmaan Bukhaari

Mu’asasada Minhaaj ee Dacwada iyo Horamarinta
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,886 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>