Puntland iyo Somaliland oo Ka Hadlay Dagaalka ka socda gobalka Sool
May 24, 2018 - Written by Editor
Garoowe:-Maamulada Puntland iyo Somalialnd ayaa waxa ay war saxaafadeed ka soo saartay dagaalka saaka dib uga qarxay deegaanka Tuka raq iyo deegaano ka tirsan gobalka Sool.
Labada Maamul ayaa mid walba kan kale waxaa uu ku eedeeyey in uu dagaalka bilaabay waxaana ay soo saareen War-Murtiyeed.
[ngg_images source=”galleries” container_ids=”2682″ display_type=”photocrati-nextgen_basic_thumbnails” override_thumbnail_settings=”0″ thumbnail_width=”600″ thumbnail_height=”800″ thumbnail_crop=”1″ images_per_page=”200″ number_of_columns=”0″ ajax_pagination=”0″ show_all_in_lightbox=”0″ use_imagebrowser_effect=”0″ show_slideshow_link=”0″ order_by=”sortorder” order_direction=”ASC” returns=”included” maximum_entity_count=”500″]
A/Cawale
Halgan.net

.gif)

