Ra’isulwasaaraha JFS Kheyre Oo Soo Dhameystiray Golaha Wasiirrada

May 23, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay goor dhow Wasiirro, Wasiiru dowlayaal iyo Wasiir ku xigeenno cusub.
Xilalka Wasiirada
1- Xasan Macalin Xuseen Wasiirka Ow-qaafta Arrimaha Diinta
2- Xasan Cali Maxamed Wasiirka Gaashanadhigga
3- Daahir Maxamuud Geelle Wasiirka Warfaafinta
4- C/casiis C/llaahi Maxamed Wasiirka Tamarta iyo Biyaha
5- Xamza Saciid Xamza Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka
6- C/fataax Maxamed Ibraahim Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeynta
Wasiiru dowlayaasha
1- Daahir Cabdi C/llaahi Wasiiru dowlaha Ganacsiga iyo Warshadaha
2- Maxamuud Maxamed Buunow Wasiiru dowlaha Amniga
Wasiir kuxigeenada
1- Isxaaq Maxamed Maxamuud Wasiir kuxigeenka arrimaha Gudaha
2- Aadam Isaaq Cali wasiir kuxigeenka Warfaafinta
3- C/raxmaan Iidaan Yoonis Wasiir kuxigeenka Boostada iyo Isgaarsiinta
4- Maxamed Saciid C/llaahi Wasiir kuxigeenka Caafimaadka
5- C/rashiid Maxamuud Xasan Wasiir kuxigeenka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka.

—-Dhamaad—-

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

272,549 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>