Shirkii Madaxda Dowlad-goboleedyada Soomaaliya uga socday magaalada Baydhabo oo la soo gaba-gabeeyay.[Masawiro]

May 16, 2018 - Written by Editor

Baydhabo:-Shirkii Madaxda Dowlad-goboleedyada dalka Soomaaliya oo maalmihii u danbeeyey ka socday magaalada Baydhabo ayaa maanta la soo afmeeray iyadoona laga soo saaray warmurtiyeed qodobo kale duwan oo loga dalbanayo in ciidamada maamullada ka jira dalka laga taageero dhinac hubka iyo saanada loona qoondeeyo qayb ka mid ah dhaqaalaha ay dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka hesho beesha caalamka.

Hoos ka akhri warmurtiyeedka ka soo baxay Shirkii Maamul goboleedyadu ka soo saareen magaalada Baydhabo

 

 A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

272,547 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>