Warsaxaafadeed laga soo saaray Shirkii Golaha wasiirada Puntland ee ka dhacay Garoowe

May 10, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Shirkii Golaha wasiirada Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxaa uu ka dhacay xarunta madaxtooyada Puntland ee Garoowe. Shirka Golaha wasiirada Puntland ayaa waxaa looga hadlay Arrimaha Amniga, Abaaraha ka jira Puntland, Safarkii Madaxweynaha Puntland uu ku tegay dalka Imaaraatka Carabta.

Hoos ka Akhriso warsaxaafadeedkii ka soo baxay Shirkii Golaha wasiirada Puntland.


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

272,544 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>