Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Baydhabo
(June 3, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Baydhaba halkaas oo maalinta berri ah uu si rasmi ah uga furmayo Shirka Golaha Amniga Qaranka
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafti uu Hogaaminayo oo Lagu soo dhaweeyay magaaladda Baydhabo.[Masawiro]
(June 3, 2018)
Muqdisho:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafti balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbe
Madaxweynaha dawladda Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo u safray magaalada Baydhabo.[ Video]
(June 3, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanata u safaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay waxaan uu halkaas uga qayb geli doonaa