Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Dib Ugu Soo Laabtay Garoowe(Masawiro)
(June 6, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa Maanta 6 June 2018 dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimadda Dowladda Puntland. M
Shirkii Amniga ee Baydhabo oo war-murtiyeed laga soo saaray (Akhriso).
(June 6, 2018)
Baydhabo:- Golaha Amniga Qaranka ayaa kulankoodii joogtada ahaa ku yeeshay magaalada Baydhabo, 3-5 Juun 2018. Shirkaas oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada, Koonfur Galbeed ee Baydhabo waxaa looga hadlay