DFS iyo Jabuuti oo isku raacay in ay iska kaashadaan xoojinta amniga.(Masawiro)
(June 8, 2018)
Wafdi uu Hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Ra’iisul wasaaraha dalkaas, Cabdiqaadir Kaamil Max