Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Salaada Ciidul Fidriga La tukaday Shacabka Casimada Garoowe.[Masawiro]
(June 15, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka subax nimadii 15 June 2018 La tukaday salaadii ciidul fidriga shacabka ku dhaqan caasimada Dawladda Puntland ee Magaa