Shirkii IGAD ee ku saabsanaa Xaaladaha ka taagan South Sudan oo la soo Gabogabeeyay.[Masawiro]
(June 22, 2018)
Addis Ababa:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeybgalay Shirka 32aad ee Madaxda Urur Goboleedka IGAD kaasoo lagu dhexdhexaadinayo dhinacyada