Madaxweynaha dawladda Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo u safray magaalada Baydhabo.[ Video]

June 3, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanata u safaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay waxaan uu halkaas uga qayb geli doonaa shir looga hadlayo amniga iyo nabadgelyada Soomaaliya waxaan shirkaas ka soo qayb galay dhamaan madaxda maamulada dalka ka jira iyo Madaxda ugu saraysa ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo weliba xubno ka socda beesha caalamka.

Hoos ka Daawo Madaxweyna Gaas oo saxaafada kula hadlay Garoonka diyaaradaha ee Maxamed Abshirr ee Garoowe inta uusan u safrin Baydhabo

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

233,015 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>