Golaha wasiirada ee dowladda Puntland oo kulan ku yeeshay magaalada Garoowe

July 19, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweyne kuxigeenka Puntland ahna Kusimaha Madaxweynaha Eng CabdiXakiim Xaaji Cumar Camey ayaa waxaa uu maanta shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda ee dowladda Puntland, kulanka oo looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin amniga iyo colaada ka jirta Gobolka Sool

Hoos ka Akhriso warsaxaafadeed ka soo baxay kulanka Golaha wasiirada ee Puntland

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

243,200 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>