Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ka hadlay xaalada Magaalada jigjiga.(Dhageyso)
(August 5, 2018)
Qardho:-Boqor Burhaan Boqor Muuse oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Qardho waxaa uu wax laga xumaado ku tilmaamey dhibaatada wayn ee ka dhacday dhulka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, boqorku w
Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho oo geystay Khasaaro kala duwan
(August 5, 2018)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xooggan uu ka dhacay goordhow meel ku dhaw Isgooyska Shaqaalaha ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan Maqaaxi lagu magacaabo Bar
Ciidanka DFS oo Muqdisho ku toogtay Maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Al-Shabaab
(August 5, 2018)
Muqdisho:-Ciidammada amniga ee magaalada Muqdisho ayaa toogasho ku dilay maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab ka dib markii ay koox ka tirsan ay baabuur ku dhex dileen dad aan waxba galabsan sida