Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay La-taliyaha Hay’adda Jidadka Dowladda Puntland ee (PHA).

August 25, 2018 - Written by Editor

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray 23 August 2018 ku magacaabay La-taliyaha Hay’adda Jidadka Dowladda Puntland ee (PHA).

Xeer Madaxweyne Lr. 112 August 23, 2018, kuna saabsan magacaabid La-taliye Hay’adda Jidadka Dowladda Puntland ee (PHA)

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu arkay:                      Dastuurka Dowladda Puntland

Markay tixgeliyey:                Aqoontiisa iyo khibradiisa shaqo

Waxuu Xeeriyey:

  1. Waxaa Cabdirisaaq Maxamed Xasan loo magacaabay la-taliyaha Hay’adda jidadka Dowadda Puntland ee (PHA)
  2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay madaxweynuhu

-DHAMMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYI-GELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

243,628 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>