Puntland oo Warsaxaafadeed ka soo saartay dilal ka dhacay magaalada Laascaanood
(August 22, 2018)
Dawladda Puntland waxay ka xun tahay Ardeydii 20-kii August ay ciidamo ka amar qaata maamulka Soomaaliland ku xasuuqeen magaalada Laascaanood, waxaana isla goobtaas ku geeriyooday labbo ardey oo kala
Wasiirada Puntland ee ansixiyay xeerka xaaraanimaynaya gudniinka gabdhaha miyaan loo waramin ?
(August 22, 2018)
Garoowe:-Waxaa aad loola yaabay oo la isweydiiyey sida ay ku dhacday in golaha wasiirada Punland ay ansixiyaan xeer si cad uga hor imaanaya shareecada islaamka iyaga oo og in dastuurka Puntland
Madaxweynaha Puntland oo Salaada Ciidul Adxaa La tukaday Shacabka Casimada Garoowe.
(August 21, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka subax nimadii 21 August 2018 la tukaday salaadii ciidul Adxaa shacabka ku dhaqan caasimada Dowladda Puntland ee Magaa
Madaxweyne Farmaajo oo shacabka u diray hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidda Carafo
(August 20, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa. Madaxweyne Farmaajo waxa uu A
Madaxweynaha Puntland oo Si Ku Meel Gaar Ah U Magacaabay Gudoomiye Iyo Gudoomiye Ku-Xigeenka Degmada Badhan
(August 20, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray 20 August 2018 si ku meel gaar ah ugu magacaabay Gudoomiyaha Iyo Ku-Xigeenka Gudoomiya
Madaxweynaha Puntland oo Kala Diray Golihii Deegaanka Degmada Badhan
(August 20, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray 19 August 2018 ku kula diray Golaha Deegaanka Degmada Badhan, kadib markii lagu soo ee
Gudiga Difaaca Puntland Oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay Garoowe(Daawo)
(August 19, 2018)
Garoowe:-Gudiga difaaca dowladda Puntland oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaaradda warfaafinta dowladda Puntland waxaana ay ka hadleen wufuud ka socotay beesha caalamka oo u kala d
Madaxweyneyaasha JFS iyo Madaxweynaha Jabuuti oo kulmay (Masawiro)
(August 16, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah oo labo cisho qaadaneysa ku tagay Jamhuuriyadda Jabuuti. Mada
Madaxweyne Farmaajo oo dib u habeyn ballaaran ku sameeyay hay’adaha amniga dalka
(August 16, 2018)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta dib u habeyn ballaaran ku sameeyay qaar kamid ah hay’adaha amniga dalka iyo Agaasinka Madaxto
Ciidanka Amniga Puntland (PSF) oo Agab Waxbarasho Ugu Deeqay Dugsiga Waxbarashada ee Ceelaayo.[Video]
(August 16, 2018)
M_M_Deeq Halgan.net

« Previous PageNext Page »