Ciidamada Difaaca Puntland oo la waeegay Xabsiga magaalada Boosaaso xirayna Ilaaladi xabsiga

September 27, 2018 - Written by Editor

Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in Hal maxbuus uu ku geeriyooday, saddex kalena ay ku dhaawacmeen israsaasayn dhexmartay ciidamada asluubta ee xabsiga Bosaso oo gadooday iyo ciidamada Difaacada Puntland oo dowlada u dirtay Xabsiga magaalada Boosaaso.

Dagaal kooban iyo israsaaseyn waxaa xabsigii lagala wareegay ciidankii Asluubta ee gadooday waxaana xabsiga la dhigay Ilaaladii Xabsiga kuwaas oo lagu eedeeyey amar diido iyo fowdo.

Madaxwayne Gaas ayaa ku suganyahay magaalada Bosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaana uu kulamo kala duwan la leeyahay laamaha amaanka iyo waxgaradka gobalka Bari.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,797 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>